DLE движок для сайтов

Barcelona ayaa ka soo kababatay guuldaradii EL CLASICO ayada oo Barcelona 3_1 Elche ku…

Barcelona ayaa ka soo kabatay guuldaradii Clasico si ay ula tartanto kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid kulan ka tirsan horyaalka LaLiga ka dib markii ay 3-1 kaga badiyeen Elche. Barcelona ayaa shan dhibcood u jirta kooxda hogaanka u haysa LaLiga ee Real Madrid ka dib markii ay Elche 3-1 kaga...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa sheegay in Erling Haaland uu hadda la mid yahay labada ciyaaryahan ee ugu fiican kubadda cagta….

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa sheegay in Erling Haaland uu hadda la mid yahay labada ciyaaryahan ee ugu fiican kubadda cagta, Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Haaland ayaa dhaliyay goolashiisa 26aad ee xilli ciyaareedkan kooxdiisa iyo wadankiisa. Haaland ayaa dhaliyay goolashiisa...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Aston Villa, West Ham United iyo Juventus oo kula dagaallamaya Manchester United heshiiska amaahda Endrick ee Real Madrid…

Aston Villa ayaa ku biirtay tartanka loogu jiro weeraryahanka Real Madrid Endrick, kaasoo laga yaabo inuu amaah ugu wareego jiilaalkan, halka. Aston Villa ayaa kula biirtay Man Utd iyo kooxa kale tartanka loogu jiro Endrick. Aston Villa, Manchester United, West Ham United iyo Juventus iyo kuwa kale...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Nottingham Forest 2-2 Manchester United: Goolkii cajiibka ahaa ee Amad uu dhaliyay ayaa badbaadiyay man Utd.

Manchester United waxay soo afjartay guulihii xiriirka ahaa ee saddexdii kulan ee Premier League. laakiin waxay badbaadisay dhibic iyadoo ay ugu wacan tahay kartida shaqsiyadeed ee Amad Diallo. barbaro 2-2 ah oo ay Manchester United la gashay Nottingham Forest oo ka dhacday garoonka City Ground....

Все блоги / DLE движок для сайтов

Real Madrid oo 4_0 ku xasuuqday Valencia…

Real Madrid 4-0 Valencia: Mbappe ayaa laba gool dhaliyay, Bellingham iyo Carreras ayaa shabaqa soo taabtay. Kylian Mbappe ayaa laba gool dhaliyay halka Jude Bellingham uu isna goolka dhaliyay iyadoo Real Madrid ay 4-0 ku xasuuqday Valencia ciyaar ka dhacday Santiago Bernabeu. Iyadoo Barcelona oo...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Dominik Szoboszlai oo si jees jees ah ula dhaqmay Unai Emery….

DOMINIK SZOBOSZLAI ayaa Unai Emery ku “jawaabay” isagoo si xirfadaysan u ciyaaraya kulankii Liverpool ay ka badisay Aston Villa. Reds ayaa soo gabagabeysay afar kulan oo guuldarro ah oo ay ka soo gaartay horyaalka Premier League iyagoo 2-0 kaga badiyay Anfield kooxda Aston villa. Dominik Szoboszlai...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Xabi Alonso Oo Hambalyo U Diray Kylian Mbappé Kadib Markii Uu Ku Guuleystay Kabta Dahabka Yurub

Tababaraha Real Madrid Xabi Alonso ayaa u hambalyeeyay Kylian Mbappé kadib markii uu ku guuleystay Kabta Dahabka Yurub 2025, wuxuuna amaanay joogteynta iyo heerka ciyaareed ee weeraryahanka reer France. Alonso ayaa yiri:“Kylian wuxuu dhaliyay goolal, haddana wuu dhaliyaa, wuuna sii dhalin...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Guardiola oo xaqiijiyay in Haaland iyo Rodri ay diyaar u yihiin inay u ciyaaraan Man City..

Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in Erling Haaland iyo Rodri labaduba ay diyaar u noqon doonaan kulanka Manchester City ee Premier League ee ay la ciyaarayaan Bournemouth Axadda. Si kastaba ha ahaatee, Erling Haaland wuxuu dhaawac ka soo gaaray ciyaartii todobaadkii hore ee Aston Villa, waxaana la...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Lisandro Martinez Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxda Koowaad Ee Manchester United.

Manchester United, ayaa heleysa daafaca halista ah Lisandro Martinez. Lisandro Martinez, ayaa talaabo weyn horey ugu qaaday soo kabashadiisa, kadib markii uu dib ugu soo laabtay tababarka kooxda koowaad ee Carrington, kaddib dhaawac jilibka ah oo uu ku maqnaa tan iyo horraantii bishii Febraayo....

Все блоги / DLE движок для сайтов

Bukayo Saka Oo Farriin Adag U Diray Taageerayaasha Arsenal..

Xiddiga Arsenal Bukayo Saka ayaa ka digay in lagu degdego hadallada ku saabsan ku guuleysiga Premier League, inkasta oo ay kooxda ku jirto bilow xilli-ciyaareed oo aad u fiican. Arsenal ayaa haatan afar dhibcood ku hogaamineysa horyaalka, iyadoo kooxaha waaweyn sida Liverpool, Manchester City, iyo...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Kooxda Juventus ayaa lagu wadaa inay Luciano Spalletti u magacawdo tababare cusub

Luciano Spalletti ayaa lagu wadaa inuu noqdo tababaraha cusub ee Juventus. Waxaa la filayaa in tababaraha Talyaaniga uu saxiixo heshiis hal sano ah ilaa dhammaadka xilli ciyaareedka iyadoo la siinayo fursad uu ku kordhiyo heshiiskisa kooxada ku xiran u soo bixitaanka Champions League. Spalletti...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Rooney ayaa yri “Mubeumo had iyo jeer waa la isku halleyn karaa; waa saxiixa ugu fiican ee Man Utd xagaagan”.

Halyeeyga Manchester United Wayne Rooney ayaa ku sheegay muuqaal muuqaal ah in Mbeumo uu yahay saxiixa ugu fiican ee kooxda xilli ciyaareedkan. Ciyaartoyda ugu cadcad intii ay Manchester United ku jirtay guulaha xiriirka ah waxaa ka mid ah Mbeumo. Wuxuu dhaliyay goolkii furitaanka ee Anfield ka...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Simeone oo ku booriyay Atletico inay si fiican u shaqeyso ka hor kulanka Betis..

Atletico Madrid ayaa Isniinta u safri doonta Real Betis kulan ka tirsan LaLiga, iyagoo doonaya inay sii dheereystaan ​​rikoorkooda guuldarro la’aanta ah ilaa sagaal kulan oo ay ka ciyaareen horyaalka heerka koowaad ee Spain. Diego Simeone ayaa ugu baaqay Atletico Madrid inay “ku dadaalaan sidii ay...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Real Madrid 2-1 Barcelona: Mbappe iyo Bellingham oo goolal dhaliyay xilli hoggaanga ay sii dheereysteen..

Kylian Mbappe iyo Jude Bellingham ayaa shabaqa soo taabtay kulankii Barcelona ee El Clasico iyadoo Real Madrid ay hogaanka sii dheereysatay iyagoo hogaanka haya. Real Madrid ayaa hogaanka LaLiga ku dheereysatay shan dhibcood iyadoo 2-1 kaga badisay kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona garoonka...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Aston Villa oo 1-0 kaga badisay Man City: ciyaar xiiso badned…

Manchester City ayaa kulumisay sadax dhibcood City waxay aad u doonaysay inaysan lumin boos kale oo ay ka sii haysan karto kooxda hogaanka u haysa Premier League ee Arsenal, laakiin wiilasha Pep Guardiola ayaa ku dhibtooday inay abuuraan fursado macno leh iyagoo guuldarro ka soo gaartay Villa Park...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Maxaa sababay in Real Madrid laga qaado ganaaxa?

Vinicius Junior wuxuu u maleeyay inuu ku guuleystay rigoore ka dib markii uu dhulka ku dhacay ka dib markii uu taabtay Lamine Yamal. By.dlepro.com...

Все блоги / DLE движок для сайтов

SZCZẸSNY OO SHEEGAY IN OO KA BAQEEN KYLIAN MBAPPE…

Szczęsny, oo ka tirsan kooxda Barcelona ee dalka Spain, ayaa xaqiijiyay inuusan ka baqayn weeraryahanka Kylian Mbappé, oo u ciyaara kooxda Real Madrid.Kooxda boqortooyada ah Real Madrid ayaa cawa fiidnimadii ku soo dhoweyn doonta kooxda Barcelona garoonka Santiago Bernabéu.Szczęsny, oo ka tirsan...

Все блоги / DLE движок для сайтов

Bryan Mbeumo oo ka hadlay waxa iska badalay Man Utd kadib guushii Brighton

Bryan Mbeumo ayaa shegay in Manchester United ay kamitaha Kooxaha tartamaya horyaalka. Xilli sadax kulan oo xiriir ah Manchester United ay badisay. By.dlepor.com...

Все блоги / DLE движок для сайтов