Holwadaag 2-1 Warsheekh.Final-ka.Tartanka Kubbadda cagta D.G.Banaadir…
Wilasha maclimow xamaan ya guul muhim aha Gakaaray deg.warshiiq. Macalin Xamaan oo sanadkii Labaad Difaacday Koobka degmooyinka gobalka banaadir. Deg_Howlwadaaag oo ku guuleysatay Tartanka Kubad cagat degmooyinka G.Banaadir 2025. Holwadaag oo muda dheer kadib khaday, tar_tanka dagmoyinka goblka...
Cristiano Ronaldo ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii uu ka yiri Wayne Rooney…..
CRISTIANO RONALDO ayaa u muuqday inuu ka jawaabay qalad uu sameeyay Wayne Rooney. Ronaldo, oo 40 jir ah, ayaa u sheegay Piers Morgan saddex sano ka hor: “Ma aqaan sababta uu si xun ii dhaleeceynayo… malaha sababtoo ah wuxuu dhammeeyay xirfadiisa ciyaareed welina waxaan ku ciyaarayaa heer sare.”...
Xabi Alonso Oo Hambalyo U Diray Kylian Mbappé Kadib Markii Uu Ku Guuleystay Kabta Dahabka Yurub
Tababaraha Real Madrid Xabi Alonso ayaa u hambalyeeyay Kylian Mbappé kadib markii uu ku guuleystay Kabta Dahabka Yurub 2025, wuxuuna amaanay joogteynta iyo heerka ciyaareed ee weeraryahanka reer France. Alonso ayaa yiri:“Kylian wuxuu dhaliyay goolal, haddana wuu dhaliyaa, wuuna sii dhalin...
Kooxda Juventus ayaa lagu wadaa inay Luciano Spalletti u magacawdo tababare cusub
Luciano Spalletti ayaa lagu wadaa inuu noqdo tababaraha cusub ee Juventus. Waxaa la filayaa in tababaraha Talyaaniga uu saxiixo heshiis hal sano ah ilaa dhammaadka xilli ciyaareedka iyadoo la siinayo fursad uu ku kordhiyo heshiiskisa kooxada ku xiran u soo bixitaanka Champions League. Spalletti...