Arsenal oo xiiseneysa adeega Julián Álvarez suuqa kala iibsiga xagaaga-gan.
Arsenal ayaa sahaminaysa suurtagalnimada inay xagaaga u dhaqaaqdo weeraryahanka Atlético Madrid Julián Álvarez, sida ay ilo wareedyo u sheegeen ESPN. Agaasimaha ciyaaraha Gunners Andrea Berta ayaa xiriir xooggan la leh kooxda LaLiga ka dib markii uu 12 sano ka shaqeynayay kooxda ka hor inta uusan u...