Bukayo Saka Oo Farriin Adag U Diray Taageerayaasha Arsenal..

Xiddiga Arsenal Bukayo Saka ayaa ka digay in lagu degdego hadallada ku saabsan ku guuleysiga Premier League, inkasta oo ay kooxda ku jirto bilow xilli-ciyaareed oo aad u fiican.
Arsenal ayaa haatan afar dhibcood ku hogaamineysa horyaalka, iyadoo kooxaha waaweyn sida Liverpool, Manchester City, iyo Chelsea ay wali ku jiraan xaalado aan degganayn.
Tani waxa ay dhalisay in khubarada ciyaaraha badankood ay aaminaan in horyaalka sanadkan uu gacanta ugu jiro Arsenal.
Si kastaba ha ahaatee, Saka ayaa xasuusiyay kooxdiisa in safarka uu weli dheer yahay, isagoo sheegay in khibraddii saddexdii xilli ciyaareed ee ay ku dhowaadeen horyaalka ay ka barteen casharro waaweyn.
Источник: dlepro.com
💬 Комментарии
В связи с новыми требованиями законодательства РФ (ФЗ-152, ФЗ «О рекламе») и ужесточением контроля со стороны РКН, мы отключили систему комментариев на сайте.
🔒 Важно Теперь мы не собираем и не храним ваши персональные данные — даже если очень захотим.
💡 Хотите обсудить материал?
Присоединяйтесь к нашему Telegram-каналу:
https://t.me/blogssmartzНажмите кнопку ниже — и вы сразу попадёте в чат с комментариями