SZCZẸSNY OO SHEEGAY IN OO KA BAQEEN KYLIAN MBAPPE…

Все блоги / DLE движок для сайтов 26 октября 2025 41   
SZCZẸSNY OO SHEEGAY IN OO KA BAQEEN KYLIAN MBAPPE…
Szczęsny, oo ka tirsan kooxda Barcelona ee dalka Spain, ayaa xaqiijiyay inuusan ka baqayn weeraryahanka Kylian Mbappé, oo u ciyaara kooxda Real Madrid.Kooxda boqortooyada ah Real Madrid ayaa cawa fiidnimadii ku soo dhoweyn doonta kooxda Barcelona garoonka Santiago Bernabéu.Szczęsny, oo ka tirsan kooxda Barcelona ee dalka Spain, ayaa xaqiijiyay inuusan ka baqayn weeraryahanka Kylian Mbappé, oo u ciyaara kooxda Real Madrid.Kooxda boqortooyada ah Real Madrid ayaa cawa fiidnimadii ku soo dhoweyn doonta kooxda Barcelona garoonka Santiago Bernabéu.

taasoo qeyb ka ah kulamada wareegga tobnaad ee horyaalka La Liga ee Spain.ayaa wareysi uu siiyay wargeyska Spain ayuu yidhi“Ma dareemayo cabsi aan ka qabo Kylian Mbappé, balse waxaa jira ixtiraam weyn, sababtoo ah waxaan aaminsanahay inuu hadda ka mid yahay ciyaartoyda ugu fiican adduunka, haddii uusan ahayn kan ugu fiican.”Wuxuu sii raaciyay: “Mbappé had iyo jeer waa halis horteenna marka uu u soo dhowaado goolka, waana cadahay inuu leeyahay hibbo uu igu adkaado sidoo kale.”

By.dlepro.com
  • Оцените публикацию
  • 0

💬 Комментарии

В связи с новыми требованиями законодательства РФ (ФЗ-152, ФЗ «О рекламе») и ужесточением контроля со стороны РКН, мы отключили систему комментариев на сайте.

🔒 Важно Теперь мы не собираем и не храним ваши персональные данные — даже если очень захотим.

💡 Хотите обсудить материал?

Присоединяйтесь к нашему Telegram-каналу:

https://t.me/blogssmartz

Нажмите кнопку ниже — и вы сразу попадёте в чат с комментариями

Похожие публикации

Архив публикаций