Real Madrid oo 4_0 ku xasuuqday Valencia…

Real Madrid 4-0 Valencia: Mbappe ayaa laba gool dhaliyay, Bellingham iyo Carreras ayaa shabaqa soo taabtay.
Kylian Mbappe ayaa laba gool dhaliyay halka Jude Bellingham uu isna goolka dhaliyay iyadoo Real Madrid ay 4-0 ku xasuuqday Valencia ciyaar ka dhacday Santiago Bernabeu.
Iyadoo Barcelona oo kaalinta saddexaad ku jirta aysan ciyaarin ilaa Axadda, kooxda hoggaaminaysa LaLiga ayaa si buuxda uga faa’iidaysatay inay sideed dhibcood ka sarreyso Blaugrana.
Last GOAL
Источник: dlepro.com
💬 Комментарии
В связи с новыми требованиями законодательства РФ (ФЗ-152, ФЗ «О рекламе») и ужесточением контроля со стороны РКН, мы отключили систему комментариев на сайте.
🔒 Важно Теперь мы не собираем и не храним ваши персональные данные — даже если очень захотим.
💡 Хотите обсудить материал?
Присоединяйтесь к нашему Telegram-каналу:
https://t.me/blogssmartzНажмите кнопку ниже — и вы сразу попадёте в чат с комментариями