Xabi Alonso Oo Hambalyo U Diray Kylian Mbappé Kadib Markii Uu Ku Guuleystay Kabta Dahabka Yurub

Tababaraha Real Madrid Xabi Alonso ayaa u hambalyeeyay Kylian Mbappé kadib markii uu ku guuleystay Kabta Dahabka Yurub 2025, wuxuuna amaanay joogteynta iyo heerka ciyaareed ee weeraryahanka reer France.
Alonso ayaa yiri:“Kylian wuxuu dhaliyay goolal, haddana wuu dhaliyaa, wuuna sii dhalin doonaa.Wuxuu shaqadiisa u wajahayaa si togan, kooxda ayaana u baahan inay ka shaqeyso abuurista fursadaha lagu xiri karo goolal.
Waxaan ugu hambalyeynayaa Kylian Kabta Dahabka.Waxaan garab istaagi doonaa oo dhiirrigelin doonaa inuu sidaan u sii wado.
”Xafladda kabta dahabka ee Mbappé ayaa maanta ka dhici doonta garoonka Santiago Bernabéu.
Источник: dlepro.com
💬 Комментарии
В связи с новыми требованиями законодательства РФ (ФЗ-152, ФЗ «О рекламе») и ужесточением контроля со стороны РКН, мы отключили систему комментариев на сайте.
🔒 Важно Теперь мы не собираем и не храним ваши персональные данные — даже если очень захотим.
💡 Хотите обсудить материал?
Присоединяйтесь к нашему Telegram-каналу:
https://t.me/blogssmartzНажмите кнопку ниже — и вы сразу попадёте в чат с комментариями