Cristiano Ronaldo ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii uu ka yiri Wayne Rooney…..
CRISTIANO RONALDO ayaa u muuqday inuu ka jawaabay qalad uu sameeyay Wayne Rooney. Ronaldo, oo 40 jir ah, ayaa u sheegay Piers Morgan saddex sano ka hor: “Ma aqaan sababta uu si xun ii dhaleeceynayo… malaha sababtoo ah wuxuu dhammeeyay xirfadiisa ciyaareed welina waxaan ku ciyaarayaa heer sare.”...
Telegram — 76% охвата, YouTube — №1, ecommerce в росте: как устроен digital в Узбекистане
Большое исследование Wunder Digital....
Ryan Gravenberch Oo Shaca Kaqaaday Qorshaha Liverpool Ay Ku Joojineyso Mbappe Kulanka Caawa
Ryan Gravenberch ayaa qirtay in joojinta Kylian Mbappé aysan sahlanayn, balse kooxdiisu ay isku dayi doonto wax kasta oo ay awoodo. Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id ka hor kulanka Liverpool iyo Real Madrid, ayuu yiri:“Joojinta Mbappé ma fududa, laakiin waxaan gelin doonnaa awooddeenna ugu badan.”...
Barcelona ayaa ka soo kababatay guuldaradii EL CLASICO ayada oo Barcelona 3_1 Elche ku…
Barcelona ayaa ka soo kabatay guuldaradii Clasico si ay ula tartanto kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid kulan ka tirsan horyaalka LaLiga ka dib markii ay 3-1 kaga badiyeen Elche. Barcelona ayaa shan dhibcood u jirta kooxda hogaanka u haysa LaLiga ee Real Madrid ka dib markii ay Elche 3-1 kaga...
Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa sheegay in Erling Haaland uu hadda la mid yahay labada ciyaaryahan ee ugu fiican kubadda cagta….
Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa sheegay in Erling Haaland uu hadda la mid yahay labada ciyaaryahan ee ugu fiican kubadda cagta, Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Haaland ayaa dhaliyay goolashiisa 26aad ee xilli ciyaareedkan kooxdiisa iyo wadankiisa. Haaland ayaa dhaliyay goolashiisa...
Aston Villa, West Ham United iyo Juventus oo kula dagaallamaya Manchester United heshiiska amaahda Endrick ee Real Madrid…
Aston Villa ayaa ku biirtay tartanka loogu jiro weeraryahanka Real Madrid Endrick, kaasoo laga yaabo inuu amaah ugu wareego jiilaalkan, halka. Aston Villa ayaa kula biirtay Man Utd iyo kooxa kale tartanka loogu jiro Endrick. Aston Villa, Manchester United, West Ham United iyo Juventus iyo kuwa kale...
Простой LC-пробник с e-ink дисплеем
Приветствую, Хабр! Как вы уже поняли, я не равнодушен к дисплеям. В одной из своих прошлых статей я делал книжку на e-ink с диагональю 2,13 дюйма. Потом была статья про будильник на ЖКИ. Дальше — дисплей от Nokia 3310. А много лет назад — думаю, не менее десяти — я купил e-ink 1,53 дюйма, но так и...
Nottingham Forest 2-2 Manchester United: Goolkii cajiibka ahaa ee Amad uu dhaliyay ayaa badbaadiyay man Utd.
Manchester United waxay soo afjartay guulihii xiriirka ahaa ee saddexdii kulan ee Premier League. laakiin waxay badbaadisay dhibic iyadoo ay ugu wacan tahay kartida shaqsiyadeed ee Amad Diallo. barbaro 2-2 ah oo ay Manchester United la gashay Nottingham Forest oo ka dhacday garoonka City Ground....
Real Madrid oo 4_0 ku xasuuqday Valencia…
Real Madrid 4-0 Valencia: Mbappe ayaa laba gool dhaliyay, Bellingham iyo Carreras ayaa shabaqa soo taabtay. Kylian Mbappe ayaa laba gool dhaliyay halka Jude Bellingham uu isna goolka dhaliyay iyadoo Real Madrid ay 4-0 ku xasuuqday Valencia ciyaar ka dhacday Santiago Bernabeu. Iyadoo Barcelona oo...
Dominik Szoboszlai oo si jees jees ah ula dhaqmay Unai Emery….
DOMINIK SZOBOSZLAI ayaa Unai Emery ku “jawaabay” isagoo si xirfadaysan u ciyaaraya kulankii Liverpool ay ka badisay Aston Villa. Reds ayaa soo gabagabeysay afar kulan oo guuldarro ah oo ay ka soo gaartay horyaalka Premier League iyagoo 2-0 kaga badiyay Anfield kooxda Aston villa. Dominik Szoboszlai...
DJI представила Neo 2 — крошечный селфи-дрон с жестовым управлением и уклонением от препятствий за $211
Компания DJI представила второе поколение селфи-дрона Neo, предназначенного для съёмки своего владельца. Новинка Neo 2 стала дороже предшественника, но предлагает ряд полезных функций, которых не хватало у оригинальной модели, например, управление жестами и возможность активного уклонения от...
Учёные представили первую радиокарту Млечного Пути в цвете и невероятных деталях
Наша галактика Млечный Путь, видимая невооружённым глазом как яркая полоса звёзд в небе, в радиодиапазоне предстаёт куда более сложной структурой, переполненной заряженными частицами и магнитными полями. Новая работа объединила несколько наблюдений Млечного Пути в одном массиве данных и впервые...
Японцы научились выращивать алмазы без запредельных температур и давления, но очень маленькие
Учёные из Токийского университета совершили прорыв в синтезе алмазов нанометрового размера. Они разработали метод их выращивания без применения высоких температур или давления. Технология заставляет переосмыслить ряд аспектов химии и использует в своей основе электронные пучки как инструмент для...
Запущена первая в России профессиональная цифровая экосистема для врачей и фармацевтов
...
Домашний сервер в корпусе роутера: Asus выпустила девайс с ИИ, 4 ГБ ОЗУ и 32 ГБ памяти
Asus представила ROG Rapture GT-BE19000AI — первый роутер в геймерской линейке со встроенным искусственным интеллектом. Стоит он как хороший ноутбук — 899 $. За эти деньги пользователь получает систему, внутри которой четырехъядерный процессор на 2,6 ГГц, 4 ГБ оперативной памяти и 32 ГБ хранилища....
Xabi Alonso Oo Hambalyo U Diray Kylian Mbappé Kadib Markii Uu Ku Guuleystay Kabta Dahabka Yurub
Tababaraha Real Madrid Xabi Alonso ayaa u hambalyeeyay Kylian Mbappé kadib markii uu ku guuleystay Kabta Dahabka Yurub 2025, wuxuuna amaanay joogteynta iyo heerka ciyaareed ee weeraryahanka reer France. Alonso ayaa yiri:“Kylian wuxuu dhaliyay goolal, haddana wuu dhaliyaa, wuuna sii dhalin...
Guardiola oo xaqiijiyay in Haaland iyo Rodri ay diyaar u yihiin inay u ciyaaraan Man City..
Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in Erling Haaland iyo Rodri labaduba ay diyaar u noqon doonaan kulanka Manchester City ee Premier League ee ay la ciyaarayaan Bournemouth Axadda. Si kastaba ha ahaatee, Erling Haaland wuxuu dhaawac ka soo gaaray ciyaartii todobaadkii hore ee Aston Villa, waxaana la...
Конвейер мемов: как сделать 270 рилсов для банка с охватом 67 млн просмотров
Смелый контент в соцсетях банка — учимся и не боимся экспериментировать....