Waa wax waali ah’ – Jamie Carragher oo dhaleeceeyay xiddiga Liverpool ka dib guuldaradii Manchester City..
Jamie Carragher ayaa dhaleeceeyay goolhayaha Liverpool Alisson Becker ka dib markii uu sameeyay qalad waali ah kulankii Premier League ee ay guuldarada kala kulmeen Manchester City. Liverpool waxay u muuqatay inay natiijo kale oo dhaawac ah ku keeni doonto kooxda Man City oo ku rafaadsan horyaalka...