Alejandro Garnacho ayaa ka digay in mustaqbalka Chelsea uu noqon karo mid aad u fool xun iyadoo halyeeyga kooxda uu ku..

Pat Nevin ayaa uga digay Alejandro Garnacho in mustaqbalkiisa ciyaareed ee Chelsea uu halis ugu jiro inuu noqdo “mid aad u fool xun” ka dib markii uu ku bilowday nolol adag oo Stamford Bridge ah. Xiddigii hore ee Blues ayaa shaaca ka qaaday in taageerayaashu ay durbaba su’aal ka keenayaan go’aanka...

Все блоги / DLE движок для сайтов