Markii ugu horreysay ee taariikhi ah! Messi wuxuu gaaray goalal caawintiisii 400aad ee xirfadiisa ciyaareed…
Ciyaartii saddexaad ee wareega sideed dhamaadka ee MLS ee u dhaxaysay Inter Miami CF iyo Nashville Sc.
CREATOR: gd-jpeg v1.0 (using IJG JPEG v62), quality = 90?
Messi oo 38 jir ah ayaa caawiye ka ahaa, isagoo gaaray heerka 400 oo caawin xirfadiisa ciyaareed ah.
Messi wuxuu sameeyay wadar ahaan 400 oo caawin 1133 kulan.
Kuwaas u ciyarayay, 269 waxu u ciyaarayay Barcelona, 37 waxu u ciyaareyay Inter Miami CF, 34 waxu u ciyaarayay Paris Saint-Germain, iyo 60 uu u ciyaarayay Argentina.
Источник: dlepro.com
Похожие новости
- Ajax-отправка форм в админпанели - модуль AdminAjaxForms
- Весенняя акция на лицензии DataLife Engine
- Arne Slot ayaa eedda dusha ka saaray hal qof ka dib guuldarradii Liverpool ka soo gaartay Galatasaray..
- Chelsea oo go’aansatay inay iibiso Liam Delap ka dib markii uu hal gool dhaliyay tan iyo markii uu xagaagii ku biiray.
- Sidee habeenkii naxdinta lahaa ee Kinsky u dhacay ka hor inta aan la badalin daqiiqadii 17aad..
- Luka Modric ayaa soo afjaray wararka xanta ah ee la xiriirinaya inuu ku laabanayo Real Madrid, isagoo ku adkeysanaya inuu….
- Alejandro Garnacho ayaa ka digay in mustaqbalka Chelsea uu noqon karo mid aad u fool xun iyadoo halyeeyga kooxda uu ku..
- Chelsea oo qalbi jabisay Wrexham ka dib markii VAR ay ku guuleysatay….
- Kooxda Real Madrid ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Sandro Tonali oo ka tirsan NewcastleUnited.
- MIKEL ARTETA ayaa sheegay in Arsenal ay isku dayday shax cusub muddo TOBAN DAQIIQO ah ka hor guushii 2-1 ee FA Cup ee Mansfield.