DLE движок для сайтов
Dominik Szoboszlai oo si jees jees ah ula dhaqmay Unai Emery….
DOMINIK SZOBOSZLAI ayaa Unai Emery ku “jawaabay” isagoo si xirfadaysan u ciyaaraya kulankii Liverpool ay ka badisay Aston Villa.

Reds ayaa soo gabagabeysay afar kulan oo guuldarro ah oo ay ka soo gaartay horyaalka Premier League iyagoo 2-0 kaga badiyay Anfield kooxda Aston villa.

Dominik Szoboszlai ayaa sameeyay ficil xirfad leh si uu uga xanaajiyo Unai Emery.

Источник: dlepro

Перейти на сайт

Другие материалы на сайте b.Z - Записки о гаджетах, людях и музыке